Resources

Stay informed and protect yourself and your loved ones. Find reliable, up-to-date information on COVID-19, including symptoms, testing, treatments, and how to stay safe in your community.
La soco macluumaadka ugu dambeeya si aad u ilaaliso naftaada iyo kuwa aad jeceshahay. Baro calaamadaha, tijaabooyinka, daawaynta, iyo talooyinka badbaadada ee la xiriira COVID-19 si aad u joogto caafimaad qab iyo ammaan.

Give your child the best protection against preventable illnesses. Learn about vaccine schedules, safety, and how immunizations help keep kids healthy and thriving.
Carruurtaada sii difaac adag oo ka hortagaya cudurrada la iska ilaalin karo. Hel macluumaad ku saabsan jadwalka tallaalka, badbaadada, iyo sida tallaalku u caawinayo caafimaadka iyo kobaca carruurta.